Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qasaaro badan ayuu u geystay todobaadyadaii ugu danbeeyyay beeraleeyda Tuulooyinka Dhaay gawaan,Bannaaney, Libiga iyo kuwo kale oo badan
Zamzam Xasan Xirsi oo ka mid ah Beeraleyda Tuulada Dhaay gawaan oo aan kula Xiriiray qadka Telefoonka ayaa ii sheegtay dhibaatooyinka Ayaxa u ugeystay Dalagyadii U Beernaa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.