Beeraleyda Cali Fooldheere oo Dalbaday in laga Taageero Ladagaalanka Ayax Baabi’iyay Dalagyadooda.

0
217

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool deegaanka Cali fooldheere ee Duleedka Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Walaac ka Muujiyay ayax Raxan Raxan u Socda oo ku Dagay Dalagyadii u Beernaa Dadka Deegaankaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here