Beeraleyda Tuulada Buulo Waraay oo ka Cabanaya Ayax Baabi’iyay Dalagyadii u Beernaa.  

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda ku nool tuulooyinka hoosyimaada degmooyinka gobolka shabeellaha dhexe ayaa mar kale waxaa saameyn balaaran ku yeeshay Ayax Raxan Raxan u Socda kaa oo ku Dagay Islamarkaana Baabi’iyay Dalagyadii u beernaa beeraleydaasi.

Tuulada Buulo Waraay oo ka mid ah Deegaanada hoosyimaada Magaalada jowhar ayaa ka mid Meelaha uu saameynta Ballaaran ku yeeshay Ayaxa sida radio isnaay ay u sheegen Beeraleyda Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here