Nin Joornaal Muqdisho ku Iibin Jiray oo Hadda Fuundi ka ah Magaalada Jowhar.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xirfadleyaasha ku shaqeysta fuundinimada ayaa ku soo badaanaya magaalada jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle Si ay Nolosha Qoyskooda ugu Maareeyaan Xirfaddaasi.

Nuur Cali Cumar oo kamid ah dhalinyarada Magaalada Muqdisho ku Iibin jiray Joornaalada ayaa Hadda kamid Noqday Fuundiyada Dhismaha Guryaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here