Maamulka Machadka Somisal oo ka Hadlay Waxyaabaha uu ku soo Kordhiyay Magaalada Jowhar.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Machadka Somisal ayaa ka mid ah Macaahida ku Yaala Magaalada Jowhar Ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle kaa oo ay Wax ka Bartaan Qeybaha Kala Duwan Bulshada Magaaladan.

Cabdirisaq Cabdulle Cumar oo ah Maamulaha Machadka Somisal  ayaa Radio Isnaay uga Waramay baahiyaha Keenay in Machadkan laga furo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here