Beeraleyda Magaalada Jowhar oo ka Walaacsan Ayax ku Degay Deegaano Hoosyimaada Jowhar.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Saacadahii La Soo Dhaafay Magaalada Jowhar iyo Deegaanada Hoosyimaada lagu Arkaayay Ayax Raxan Raxan u Socda oo Dul Heehaabayay Jowhar iyo Nawaaxigeeda Taasi oo Cabsi weyn ku Abuurtay Beeraleyda Magaalada Jowhar.

Qaar kamid ah Beeraleyda Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayay Durba Soo Wajahday Cabsi ah in uu Dalagyadooda Waxyeeleeyo Ayaxan Tirada Badan ee Dib ugu Soo Laabta Magaalada Jowhar ee Deegaanada Hoosyiimada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here