Shirkii Nabadeynda Beelaha Dega Degmada Cadale oo Jowhar lagu Soo Gaba Gabeeyay.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaa ) – Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa  Munaasabad Casho sharaf ah oo lagu soo xiraayey Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo wada dega Degmada Cadale ugu sameeyay Caasimada hirshabeelle ee jowhar

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :-  Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here