Naafada Degmada Jowhar oo ka Faa’iedystay Deeq lacageed oo katimd Ganacsade Soomaaliyeed.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qeybintan Deeqdan Waxaa Goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Maamulka Degmada Jowhar Cusmaan Maxamed Muqutaar Baarey iyo Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo lacagtan Deeqda ah Loo soo Wakiishay.

Deeqdan lacageed ayaa katimid Ganacsade Soomaaliyeed oo ka Soo Jeeda Deegaanada Hirshabeelle kaas oo lagu Magacaabo Xasan Iidow Muxumed Waxaana loo Qeybiyay Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba ee Ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here