Beeraleyda Tuulada Xudur Ciise oo ka Walaacsan Ayax Markale Deegaanadooda Ku Dagay.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xudur Ciise oo ka mid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahaaday ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Mar kale waxaa Saameyn Balaaran ku yeeshay Wax soo Saarkooda Ayax Raxan Raxan u Socda oo ku Habsaday Dalagyadii ubeernaa Beeraleyda Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here