Kooxda Ronald Komen oo Guuldaro Dhabarka u Saarta Atlantico Bilbao.

0
221

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka dib ciyaar xaraarad laheyd , Barcelona ayaa guul adag waxa ay ka gaareen kooxda Athletic Bilbao oo ay marti u ahaayeen waxa ayna uga talabsadeen 3-2

Ciyaarta ayaa aheyd mid deg degsiimo leh , Barcelona ayaana looga naxsaday goolka koowaad daqiiqaddii 3-aad balse Pedri ayaa daqiiqaddii 14-aad bar bareeyay

Barca iyaga ayaa kubadda ku badnaa balse kooxda marti loo ahaa waa ay muuqatay halistooda xilli Barca goolka labaad ay heleen daqiiqadii 34-aad waxaan saxiixay Messi

Qeybta labad , Barca ayaa ku sareeysay kubad hayashada waxa ayna daqiiqadii 62-aa heleen gool sedexaad xilli uu saxiixay Messi halka kooxda marti iyana daqiiqadii 90-aad ay heleen gool labaad .

Barcelona waxaa kulankaan ka muuqday dhibaato daafac waan mid laga dareemayay kulamadii ugu dmabeeyya ee kooxdaas

Kulankaan ayaa ka tirsanaa kulamada ka baaqday wareegga 13-aad ee La Ligaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here