Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Wada Qorshe Wax Lagu Barayo Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba.

0
239

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada jowhar waxa ku dhaqan Carruur u baahan Waxbarsho hadana qaba baahiyo gaar ah kuwaas oo aan lahayn iskuulo u gaar ah oo wax lagu baro iyo Macallimiin.

Agaasimaha Wasaaradda Waxbarshada Hirshabelle Amiin Muqtaar Axmed ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Goobo Waxbarasho Loogu Sameeynayo Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba ee Ku Nool Deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here