Ganacsatada Shidaalka Jowhar oo ka Hadlay Saameynta ay Fatahaada ku Yeelatay Ganacsigooda.

0
219

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo Intii ay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Kala Xireen isku Socodka Waddooyinka Muqdisho iyo Jowhar Waxaa Sare u kac u uku yimid Qiimaha lagu Kala Iibsado Shidaalka Nuucyadiisa kala Duwan ee Magaalada Jowhar.

Arintaas ayaa Saameyn Xoogan ku yeelatay Ganacsiga Qaar kamid ah Dadka Ka Ganacsada Shidaalka Balse Hadda Waxa ay u Muuqataa in Arintaasi Nafis yar ay ka Heleen Ganacsatada iyo Wadeyaasha Gaadiidka Jowhar.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here