Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Ka Walaacsan Cayayaano Saameeyay Dalagyadooda.  

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Tuulooyin Hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimaadda Hirshabeellekuwaas oo ay Beerahooda Biyaha ka baxeen ayaa ka Cabanaya Cayayaano kala Duwan oo Saameyn ku yeeshay Dalagyadii ay beerteen.

Waxaana ay sheegeen in beeraha qaar ay beeranyihiin 30 maalmood halka kuwa qaar ay sii Marayaan 80 cisho balse Cayayaanka uu faro ba’an ku hayo Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Sayid Nuur Ibraahim oo kamid ah Beeraleeyda Tuulada Maandheere.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here