Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Ka Qeybqaadanaya Dayactirka Waddada Jowhar iyo Muqdisho.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa ka hadlay sida ugu Wanaagsan ay Shacabka ku dhisan karaan Waddooyinka si loo Qurxiyo Billicda iyo Horumarka Deegaanka.

Inta Badan Waddooyinka Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Burbursan Taas oo Saameyn Ballaaran ku Yeelatay Isku Socodka Waxaana ay Tilmaameen in Ganacsatada Kaalin Weyn ka Qaadan Karto Dayactirka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here