Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Kulan Wadatashi ah ka Daah Furtay Magaalada Jowhar.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ujeedada kulankan ayaa ahaa Wadatashiga Siyaasadda qaran ee Macallinka waxaana ka soo qeyb galay dhammaan Maamuleyaasha iskuulada Magaalada Jowhar,Macallimiin, Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda  Waxbarshada Dowladda dhexe  iyo qeybo ka mid ah bulshada rayidka Waxaana Si Weyn loogu gorfeeyay sidii qeyb ay uga noqon lahayd qaabka wadatashiga  Wasaraadda waxbarashada  hirshabelle oo kaashaneyso Mida Dowladda Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here