Beeraleyda Degmada Mahadaay oo Dabin Cajiib ah u Qoolay Koronkorada Ayaxa ah.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Bilaabay Qorshe Cusub oo ay Kula Darirayan Koronkoradii ka Dhashay Ayaxii dhawaan ku Dagay Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Beeraleyda ayaa Sameyay Godad Si ay Koronkorada isugu Tagaan Halkaas oo ay ugu Dambeyna uga Celiyaan Dhuldaaqsimeedka iyo Dalagyada Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Maxamed Cali Faarax oo kamid ah Beeraleyda Deegaanka Biyo Cade.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here