Kalluumeysatada Warshiikh oo Taageero ka Helaya Maamulka Degmadaasi.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Soomaaliyeed intooda Badan Waxa ay u Taagan yihiin Sidii ay uga Shaqeyn lahaayeen Horumarka iyo Kaabeyaasha Dhaqaalaha Dalka Meelwalba oo ay Joogaan iyaga oo Soo Bandhiga Xirfadaha kala Duwan ee uu Alle ku Maneystay.

Dhalinta Ku Nool Deegaan Xeebeedyada Dalkeena ayaa ah kuwo u Taagaan in ay Sare u Qaadaan Dhaqaalaha Dalka Iyaga oo La soo Baxaya Kheyraadka uu Alle ku Maneystay Baddeena Balse Waxa Niyad Jabiya Suuqgeyn la’aan Soo Wajahda Mararka Qaar Taas oo Kalifta in ay Gabi ahaanba Ka Tanaasulaan Hankooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here