Xarumo Waxbarasho iyo Quudin ah oo laga Hirgaliyay Deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanada laga hirgaliyay iskuuladan ayaa ah beeraley,xoolodhato iyo dan yar u baahnaa in lasiiyo quudin

kadib markii Wasaaradda waxbrshada hirshabelle ay ka  heleen hey’ad  quudineysa Ardada 10 kaas dugsi sida  quraac iyo qado in lasiiyo iyada oo mashruuca mustaqbalka loogu talagalay in Arday gaareysa 10 kun oo arday ay ka faa’ideeysandoonaan Mashruucan balse Hadda ay Intan bilow  u Yihiin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here