Beeraleyda Tuulada Gumbe oo Qeylo Dhaan u Diray Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Gumbe Ayaa ka Mid ah Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Jowhar Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxana ka Jira Xaalado Adag oo Dhinaca Nolosha kadib markii uu Saameyay Fatahaada

Dhulbeeredka Tuulada ayaa hada aanan ku jirin Biyo Balse ay Awoodin dadka in ay tacbadaan Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiyahay Tuulada Cabdullahi Duure Xuseen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here