Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Ka Digtay Halista Nuuca Cusub ee Corona Virus.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dunida ayaa wajaheysa xaalad kale oo cudurka covid19 ah kadib markii Noc ka mid ah laga helay dalka Uk waxaana wadamo badan oo caalamka ka mid ah lagu soo rogay xayiraad hor leh.

iyaado midaas ay jirto hadana dalkeena soomaaliya waxaa walwal iyo Cabsi hor leh laga qabaa in ay sii kororto faafitaanka Cudurkii jiray iyo in laga taxadaro midkan Cusub ee Covid-19 gaar ahaan Deegaanada Hirshabeelle.

Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Hirshabeelle waxa ay qorsheyneysa iney sii kordhiso Xarumaha dadka lagu baaro iyo kuwa lagu karantiilo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here