Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Bilaabay Dalxiiska Xiintoyda Jowhar

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiintoyda Waxa ay kamid tahay Goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada Jowhar Waana Dhagxaan jaran jaro ah oo loogu Tala galay in Biyaha Wabiga Marka ay jiilaal Noqoto loogu Celinjiray Warshaddii Sonkorta Isnaay.

Balse hadda Waxa ay kamid Tahay Meelaha loo Dalxiistago Magaalada Jowhar Maalmaha Fasaxa Waxaana Halkaasi kula Kulmay Mid kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar kaas oo lagu Magacaabo Najiib Cabdiraxmaan Ibraahim.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here