Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isaga oo ka hadlayey shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo colaad ay ku dhexmartay deegaanka burdheere oo katirsan Degmada Cadale ee gobolkani shabeellaha dhexe Kaa oo ka dhacay Magaalada jowhar ayuu ku sheegay
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen in sare loo qaadaayo Horumarada adeegyada bulshada ee Degmada Cadale sida dhismaha dekad waxa uuna intaasi raaciyey in maamulkiisa uu Wado qorshe Cadale looga hirgalinayo garoon Diyaaradeed oo Bulshada degmadaasi waxtar uleh.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.