Haweenka Khaadka ka Ganacsada oo ka Hadlay Sida ay Nolosha Qoyskooda ugu Maareeyaan Shaqadaasi.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka Somaliyeed ayaa ah inta Badan kuwa Dhabarka u Ritay Masuuliyadda Qoyskooda ka dib Markii ay Burburtay Dowladdii Dhexe ee Dalka Taas oo Keentay in Haweenka ay u Istaagaan Raadinta Nolol Maalmeedka Qoyska.

Deeqo Abuukar Waxa ay Kamid Tahay Haweenka Ka Shaqeysta Iibinta Khaadka Waxa ayna Ganacsigaasi ka Maareysaa Carruur uu Aabahood Geeriyooday iyada oo Lacagaha ay ka Hesho ku Bixisa Biilka Guriga, Kirada, Korontada iyo Iskuulka Carruurteeda Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here