Raxan Ayax ah oo Baabi’iyay Dalagyadii u Beernaa Beeraleyda Degmada Jalalaqsi

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ayax raxan raxan usocda ayaa maalintii labaad laga soo sheegaya deegaano katirsan Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan iyado Ayaxa uu baab,iyey dalagyadii ubeernaa Beeraleeyda Deegaanadaasi ku nool.

Tuulooyinka  leh dhulbeereedyada ayaxa uu ku habsaday ee ilaa hadda dhibaatadiisa laga soo warinaayo waxaa ka mid ah buulo banan iyo qoryaale ee hoostaga degmada jalalaqsi .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here