Xirfadleyaasha Dhismaha Guryaha Magaalada Jowhar Dib u Shaqo Billaabay Fatahaadahii Wabiga Kabid.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nuur Xaaji Cabduqaadir oo ah injineer dhismaha Guryaha ayaa sheegay in tan iyo intii ay waddada xiriisisa Jowhar iyo Xamar Jareen fatahaada Wabiga Shabeelle ay saameeyn Weyn ku yeelatay shaqada dhismaha guryaha

iyada oo hadda la dareemayo in Baabuurta Sida Qalabka Dhismaha ay Soo Marayan meelo wareegsin ah ayaa Keentay in Dib ay Shaqadooda u Billaabatay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here