Cudurka Jadeecada oo Carruur ku Soo Ritay Deegaano Hor leh oo Hoostaga Degmada Mahadaay.  

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Cudurka jadeecada oo ah Cudur dilaa ah ayaa laga soo sheegayagaa Tuulooyinka Buurfuule,Diinlaawe,Eji,Huruwaa iyo  Degmada Mahadaay in uu Carruur Da’yar ah ku Soo Ritay.

Axmed Muuse Shiikh oo kamid ah Howlwadeenada Caafimaad ee  isbitaalka Degmada Mahadaay ayaa sharaxay Xaalada ka jirta Tuulooyinka Hoostaga Degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here