Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Hirshabeelle oo kulan Muhiim ah ka Daahfurtay Jowhar.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ujeedadiisu ahaa furitaanka barnaamijka Baxnaano ee loogu talagalay in lagu Caawiyo Qoysaska ay Beerahooda ka Saameeyen fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo Ayaxa ee Deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe

waxaana soo qaban qaabiyey Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlad Goballeedka Hirshbaeelle iyo mida Faderaalka ee soomaaliya

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya  : –  Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here