Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Soomaaliya waxa ay kamid tahay Dalalka ay ku dayacan yihiin dadka dhimirka ka xanuunsanaya kuwaas oo u baahan Daryeel dhan walbo ah.
Dr Maxamud Muuse Jilacow waxa uu sheegay in uu burbur Lixaad leh ka Muuqdo Cusbitaalka lagu xanaaneeyo dadka dhimirka ka Xanuunsanaya Waxa uuna Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle ka Dalbaday in ay gacan ka siiyaan Dayactirka Cusbitaalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.