Olole Nadaafadeed oo Ka Socda Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhammaan Xaafadaha Magaalada Jowhar Waxaa Ka Socda Dadaalo Dib loogu Soo Celinayo Bilicda Caasimadda Hirshabeelle.

Xaafadda Buulo Shiikh ayaa Kamid ah Meelaha Sida Weyn looga Hirgaliyay Ololaha Nadaafadeed ee Magaalada Jowhar ka Socada Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cabdiraxmaan Bariise Maxamed oo ah Gudoomiyaha Waaxdaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here