Hirshabeelle oo Shaqo Abuur u Sameyneysa Dhalinyarada Jaamacadaha Ka Soo Baxa.

0
143

Jowhar – (Radio Isnaay) – Xilli dalka uu ka soo kabanayo burburkii soo gaaray sanado ka hor gaar ahaan Deegaanada Hirshbaeelle midaas oo saameyn aan yareeyn ku yeelatay

dhalinyarada ayaa waxaa socda Haatan Dadaalo lagu Doonayo in dhalinyarada Hirshabeelle ee jaamacadaha ka soo qalinjibiyey shaqo abuur loogu Sameynayo waxana barnaamijkan qeyb ka ah Wasaaraddaha Dhalinyarada, Cayaaraha iyo Shaqada iyo Shaqaalaha ee Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedina ya: – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here