Imtixaankii Dhexe ee Sana Dugsiyeedka 2020 2021 oo Maanta la Soo Gabagabeeyay.

0
333

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ku Soo idlaaday Imtixaankii dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2020-2021 kaa oo mudo Lix maalmood ah ay ku jireen ardayda waxka barata Dugsiyada ku Yaalla Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle.

Mar,aan Booqday Goobaha uu ka socday imtxaanka ayaa waxaa kula kulmay Qaarka mid ah Ardaydii u soo idlaaday imtixaanka iyaga oo sheegay in ay ku faraxsanyihiin in maanta uu u soo gaba gaboowo imtixaanka .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here