Isticmaalka Mooto Bajaajta oo Saameeyay Shaqooyinka Muruq Maalatada Magaalada Jowhar.

0
154

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Magaalada Jowhar waxa ay Noloshooda ku tiirsantahay inta badan Tacbashada beeraha iyo Dhaqashada Xoolaha  inkasto ay jiraan shaqooyin kale oo ay qabtaan sida Ganacsiga, ka shaqeynta darawalnimo iyo qaar kale oo farsamada gacanta ku Xamaasha waxa ayna kawada simanyihiin raadinta qutul yoonka guriga ama qoyska.

Qaar kamid ah Muruqmaalatada Magaalada Jowhar ayaa Walaac ka Muujiyay Xaaladaha Adag ee Dhinaca Shaqada ah Taas oo ay Ku Yeelatay Isticmaalka Mooto Bajaajta.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here