Barakacayaasha Magaalada Jowhar oo Wajahaya Xaalad Dhinaca Nolosha ah.

0
161

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Barakacayaasha ku Nool Xerooyinka Barakac ee Magaalada Jowhar ayaa ka siman Xaaladaha adag ee Dhinaca Nolosha  Balse Waxaa jira Shaqsiyaad iyo Qoysas ay Si Gaar ah u Taabatay Duruufaha Nolosha ee ka Jira Kaamka Tawakal.

Faadumo Yarey Cabdulle Waa Hooyo Da’ ah islamarkaana Ku Nool Kaamka Tawakal ee Bartamaha Magaalada Jowhar Xilligan Waxa ay Wajaheysaa Xaalad adag oo Dhinaca Nolosha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here