Dhalinyarada Baabuurta Ku Dhaqa Magaalada Jowhar oo  Ka Hadlay Sida ay Noloshoda ugu Maareyaan Xirfadaasi.  

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool  Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar  ayaa shaqo Abuur ka sameystay Labaajo Taasi oo ay ku Dhaqaan Gawaarida iyo Bajaajta Si ay Nolol maalmeedkooda Uga Soo Saartaan.

Yaxye Maxamed oo ah Xaasle ayaa ka mid ah dhalinta ka shaqeysta  Goobtan Mar uu la Hadlayay Idaacadda Isnaay  ayaa waxa uu sheegay in shaqdaani uu bilaabay Sanad ka Hor Islamrkaana uu  ka maareeyo nolosha qoyskiisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here