Maamulka Degmada Balcad oo ka Hadlay Xaalada ay Ku Noolyihiin Barakacayaasha Degmadaasi.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaano katirsan Degmada Balcad ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa wali waxaa ka muuqda Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle  Uu ku yeeshay wax Soosaarka Beeraha

iyada oo dadka ubarakacay duleedka Balcad ay la dhibaatonayan Xaalado Caafimaad daro islamrkana ay u dheertahay Hoy la’aan iyo Gaajo sida uu Maamulka Degmadaasi ino sheegay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwcasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here