Hoos U Dhac ku yimid Qiimaha Badeecadaha Qaar ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Goobaha Ganacsiga ee Lagu iibiyo Agabka Guryaha Sida Fadhiyada, Daahyada iyo Rooga ayaa ku Soolaabatay Qiimihii hore ee la iibinjiray Badeecadahaasi Ka dib markii  ay dib u bilaabmeen Gawaaridii Xamuulka  ee Badeecadaha u Keeni jiray Ganacsatada Magaalada Jowhar .

Muuse Maxamed oo ah Ganacsade iibiya Alaabtaani ayaa Wareysi Siiyay Idaacadda Isnaay Isaga oo ka Warbixiyay Waxa Keenay Isbadalkan Qiimaha Ganacsiga oo Mudooyinkii Dambe ahaa Mid Sareeya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here