Ururka Nabadda Hirshabeelle oo Wacyigalinta Bulshada ka Billaabay Magaalada Jowhar.

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururada ka shaqeeya horumarinta adeegyada bulshada ee Maamulka Hirshabeelle sida xoojinta Nabadda ee Deegaanka iyo is dhexgalka bulshada

ayaa Mudooyinkan dambe wada kulamo ay kufalanqeynayan sida bulshada looga wacyigalin laha dariswanaaga, muhiimada ay Nabadda qoyska u leedahay iyo Dowladnimada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here