Tallaalka Ka Hortagga Cudurka Dabeysha oo laga Daah furay Magaalada Jowhar.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Dhammaan Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle iyo Tuulooyinka Ku Xeeran Si Rasmi ah looga Bilaabay Tallaalka Ka Hortagga Cudurka Dabeysha.

Tallaalkan Waxaa Iska Kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle iyo Hey’adda UNICEF waxaana La Tallaalaya Dhammaan Carruurta ay Da’doodu ka Hooseyso 5 Sano Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Isu Duwaha Caafimaadka Gobolka Shabeellaha Dhexe Dr Ibraahim Cabdulqaadir Xuseen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here