Ka Ganacsiga Bacaadka oo Shaqo Abuur u Noqday Dhalinyarada Tuulooyinka Jowhar ku Xeeran

0
148

.Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib Markii ay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Cagta Mariyeen Dalagyadii u Beernaa Beeraleyda Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar Waxaa Saameyn Xoogleh ay Soo Wajahday Dhalinyarada oo Wax Soo Saarkooda Beeraha uu Hakad galay.

Dhalinyaradaasi ayaa Layimid Hal- abuur ah in ay Ciida Bacaadka ah ganacsi ka Sameeyaan iyaga oo inta ay Loorar ku soo Cabeeyaan Bacaadka Kadibna u iib keena Suuqyada Magaalada Jowhar Si ay Nolosha Qoyskooda Ugu Dabaraan.

Warbixintan Waxaa Sii Dhameystireysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here