Fanaanada Caasho Kiin oo ka Sheekeysay Marxaladahii ay ka soo Martay Fanka Soomaaliyeed.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku soo Shaqeeyay Marxaladahii Kala Duwanaa ee uu Soomaray Waddanka ayaa sheegay in ay jireen xaalado adag oo laga soo gudbay.

Caasho – kiin Cilmi Xaashi oo kamid ah fanaaniinta muddada dheer ku soo dhex jiray fanka Soomaaliya kana mid ah Hobalada Waabari ayaa kahadashay taariiqda ay kusoo dhex shaqeysay  iyada oo marna ahayd wariye ka howl galijiray idaacadahii badnaa ee dalka ka hanaqaaday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here