Shirkadda Hormuud oo Kulan Wada Tashi La Qaadatay Ganacsatada Magaalada Jowhar.  

0
168

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay Soo Qaban qaabisay Shirkadda Hormuud Telecom Faraceeda Magaalada Jowhar ayaa Waxaa U Jeedadiisu ahayd Is Xog Wareysi ay Masuuliyiinta Shirkadda La Yeesheen Qaar kamid ah Ganacsatada iyo Waxgaradka Magaalada Jowhar.

Ka soo Qeyb galeyaashii kulanka iyo Masuuliyiinta Shirkadda Hormuud Telecom ayaa ka Wada Hadlay Arimo Dhowr ah oo ay Ganacsatada Sheegeen in loo Baahanyahay in Xal laga Gaaro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here