Xaalado Caafimaad Daro ah oo La Soo Darsay Dadka Kunool Deegaano Hoostaga Mahadaay.  

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiliyada kuleylaha ayaa sababa in ay Dilaacaan Curduro dhowr ah oo ay ka mid ah Shuban Biyoodka kaadi dhiigta iyo cuduro kale kuwaasi oo soorita bulshada ku Nool Deegaanada uu Maro Wabiga Shabeelle.

Maryan Mahdi Cali ooka mid ah Dadka kunool Buulo Axmed Cigoow oo Kamid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ayaa sheegtay in sadex Carruur ah oo ay dhashay in uu Haleelay Xanunka Kaadi Dhigta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here