Xirfadleyaasha Gacanta oo Ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sanadihii dambe sare u kacayay Tirada dhalinyarada soo bandhigaya  hal-abuuradooda  xirfad  kuwaas oo kamaareeya  noolasha qoyskooda balse waxa ay ku kala  duwanyihiin  dhibaatada ay kamaraan shaqooyinka ay qabtaan iyo sida fudud ee ay macamiishooda ku kasbadaan.

Xuseen Cabdullahi Faarax  waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada  kunool  Magaalada Jowhar ee la yimid xirfadda dib loogu hagaajinayo Maacuunta Guryaha lagu Isticmaalo Sida Digsiyada, Saxuunta iyo Kirliyada Waxaana lacagaha uu ka Shaqeysto Farsamadaasi uu ku Maareeyaa Nolosha Qoyskiis.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here