Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Bilowday Wacyigalinta Ka Hortaga Covid-19.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo intii uu socday xanuunka Covid19 aya waxa uu Saameeyay Goobahii waxbarashada dalka iyo goobaha ay bulshada isugu yimaadan.

Shaqaalaha Wasaradda Cafimadka Maamulka Hirshabelle ayaa waxa ay bilabeen in wacyigelin ay kasameynayaan goobaha mashquulaka badan sida maqayadaha iyo iskuulada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here