Ururka Wimison oo Fariin Adag u Diray Gabdhaha Isticmaala Telefoonada Casirga ah.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Faadumo Ladan Cabdullahi waa mid ka mid ah Gabdhaha ka shaqeeya u qareemidda Xuquuqda Haweenka Soomaaliyeed

islamarkaana Xubin ka ah Ururka Gabdhah Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Wimison iyada oo ugu baaqday Haweenka in ay ilgooni ah ulahaadaan oo ay bartaan isticmaalka Telefoonada Casriga ah ee smart-fonka Si ay u Xafitaan Xogahooda Gaarka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here