Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Billaabay Barashada Cilmiga Kombayuutarka.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu dambeyey waxaa dalkeena Soomaaliya ku soo badanaya dadka baranaya Cilmiga Computerka kuwaas oo ka qeybqaadanaya tartanka dunidu ay ugu jirto in ay horumariyaan tecnolojiyada Casriga ah ee wax lagu soo saaro.

Cilmiga Computerka ayaa noqday furaha fududeeya howlaha muhiimka ah ee qofka uu adeegsankaro sida shaqooyinka, waxbarashada, iyo isgaarsiinta.

Warbixinran Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here