Goobaha Mac-macaanada lagu Sameeyo oo Fursad shaqo u Noqotay Dhalinyarada Jowhar.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Foornada Computer oo ka Mid ah Foornooyinka ku yaalla Magaalada Jowhar islamarkaana lagu sameeyo Nuucyada kala Duwan Ee Mac macaanka Sida Xalwada iyo nuucyo kale waxa ayne Shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro  Badan  kuwaasi oo aan Horay u heyn wax Shaqo ah.

C/ Qaadir Yoonis Yuusuf  iyo  Cali Xuseen Boorsheey  Ayaa kamid ah dhalinyarada ka Shaqeya  Foornada  Waxa ayna Radio Isnaay u Sheegeen in Shaqadaan Lacagta ay ka Helaan  ay ku Dabaraan Nolasha Qoyskooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here