Dhaqtar ka Digay Halista Caafimaad ee Cudurada ku Dhaca Maqaarka.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Cambaarta waa cudur ku dhaca Maqaarka Waxa ayna U sameysan tahay qaab wareegsan waxana keena fangaay ku dhaca jirka  Aadanaha  waxa uu Cudurkan u badanyahay dadka Ku Nool Miyiga Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Cambaarta waxa ay keeni kartaa sameyn kala duwan marka ay ka soo baxdo qeybo ka mid ah jirka oo daboolan sida uu sharaxaayo Dr Maxamed Cabdi Cumar oo ka mid ah dhaqaatirta ka howl gala magalada jowhar casimada hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here