24ta Kooxood Ee U Gudbay Wareega 32da Europa League oo lagu Dhawaaqay. 

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Xalay soo dhamaaday wareega group-yada Europa League iyadoo kooxo waa weyn ay u soo baxeen wareega 32da Europa League halka kuwa kale ay ka soo dhaceen Champions League.

AC Milan, Arsenal, Napoli, Roma, Tottenham, Leicester City iyo Benfica ayaa ka mid ah kooxaha ka soo gudbay wareega group-yada Europa League halka Manchester United ay hogaamineyso sideeda kooxood ee ka soo dhacay Champions League.

Qaar kamid ah 24ka Kooxood Ee Ka Soo Baxay Wareega Group-yada Europa League:

AC Milan

Antwerp

Arsenal

Benfica

Braga

Crvena zvezda

Dinamo Zagreb

Granada

Hoffenheim

Isku aadka wareega 32da Europa League waxaa la qaban doonaa maalinta Isniinta ee 14ka December iyadoo isku aadka uu ka dhici doono xarunta UEFA ee Nyon ee dalka Switzerland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here