Khabiiro Dhinaca Beeraha ah oo ku Baaqay in la Illaaliyo Bedqabka Ciida Dhulbeereedka Jowhar.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Aqoonyahanada bartay Cilmiga Beeraha ee Magaalaada Jowhar ayaa wada  qorshe lagu illaalinayo  Ciidda ama  lagu beero dalagyada kala duwan si kor loogu qaado wax soo saarka beeraha.

Cumar Saalax Cabdi waa bare Jaamacadeed waxa uu ku takhsuusay cilmiga beeraha waxa uu marka hore Radio Isnaay uga waramay muhiimadda  Ciidda ay wax soo saarka beeraha uleedahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here